Saraakiil kamida Ciidamada Jubbaland oo Ku Biiray Al-shabab
Xarakada Al-shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ku soo bandhigtay 4 Qof oo midi uu yahay sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo […]
Xarakada Al-shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ku soo bandhigtay 4 Qof oo midi uu yahay sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo […]
Haweeneydii ugu horeysay ee duuliye ka noqoto Soomaaliya Asli Xasan Nuur Cabaade ayaa Magaalada Muqdisho si diiran u soo dhaweeyay haweenka qaranka iyo mas’uuliyiin kale […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaaji iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka iyo saraakiisha Madaxtooyada ayaa munaasabad saagootin ah […]
Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa xariga ka jiray balaarain lagu sameeyey idaacada Fm radio Muqdisho, waxaa goob joog ka ahaa xafladda daahfurka mashruuca balaarinta Raadiyaha […]
Wasiirka Wasaarada Dastuurka Xukuumada Federaalka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa shaaciyay in Dastuurka aan Afti loo qaadi karin inta ay maqan tahay Somaliland.
Maamulka Jubbaland ayaa diiday in lala kulmo dad shacaba oo qaba dhaawacyo halis ah oo ubaahan in dalka dibadiisa loo qaado iyo kuwa mayd ah […]
Kulan Dhexmaray Dowlada Soomaliya oo uu kamaid yahay Wasiiru dowlaha Wasarada Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali iyo Bangiga Adduunka […]
Xildhibaanad Hani Maxamed Aadan oo ka tirsan Barlamaanka Soomaliya ayaa booqasho ku tagatay Kaamka Barakacayaasha ee degmada Boosaasob waxaana booqashadeeda ku waheliyey DUqa magaalada Boosaso […]
Kulan ay soo qaban qaabisey Wasaarada arimaha Gargaraaka iyo Maareynta masiibooyinka oo looga hadlaayey sidii looga hortagi laha masiibooyinka ayaa ka dhacay Muqdisho waxana ka […]
Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay lawareegi doonto Maamulka Furaha Soomaaliya 252 iyo astaanta Internet ee “SO” waana hanti qaran sida uu sheegay […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes