5 Askar Oo Ku Geeryooday Iska Hor Imaad Dhexmaray Ciidamada Somaaliya

dagal

Ugu yaraan shan Askari ayaa ku geeriyooday iska hor iaadyo maanta dhax-maray Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya kuwaas oo ku sugnaa meelo kala duwan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.