Qiimaha Khudaarta Suuqyada muqdisho ayaa sarre u kac ku yimid
Suuqyada Khudaarta Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa sarre u kaca waxaana u sabab ah ayey dhehen Beeralayda roobkii lafilaayey oo yaraaday.
Suuqyada Khudaarta Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa sarre u kaca waxaana u sabab ah ayey dhehen Beeralayda roobkii lafilaayey oo yaraaday.
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (Africom) ayaa sheegay in saddex weerar oo dhinac cirka ah ay maanta ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo lagu bartilmaameedsaday […]
https://youtu.be/gveEkasIbBY
Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Camey ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee xiriirka Gobolada Puntland Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan. Wareegto uu […]
Mogadishu, 13 09 2017: Ururka Suxufiyiinta Qaran Soomaaliyeed ee NOSOJ ayaa Ka Tacsiyeeyay Geeridii ku Timid Weriye Cabdilaahi cismaan oo Maanta lagu aasay Muqdisho. NUSOJ, ayaa […]
Daawo Abshir yare oo illahay ku maneystay farshaxanka oo maanta carwada bandhiga muqdisho ku soo bandhigay Masawiro Cajiib ah.
Doodii Xildhibaanada Golaha shacabka ay ka lahaayeen qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin Qalbi Dhagax ayaa goor dhow soo dhamaatay, iyadoo Guddoonka Baarlamaanka uu ku […]
Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh Ka Direynaa Geeridii Xanuunka Badneyd Ee Ku Timid Allaha U Naxariistee Marxuum Wariye Cabdullaahi Cismaan Macalin Oo Xaley Sagaal Saac 9:00 […]
Kulanka Golaha Shacabka ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho oo inta badan mudanayaasha Baarlamaanka ay xaadir ahaayeen loogana hadlayey arrinta ku saabsan dhiibistii dowladda Soomaliya […]
Banaan bax aad u Xoogan Oo Lagu Taageerayo Waxqabadka Xukuumada islamarkaana looga soo horjeeda in Xildhibaanada Golaha Shacabka ay Fara geliyaan Go’aankii ay Xukumadda Soomaaliya […]
Maamulka gobolka Gedo iyo Kan degmada Baardheere iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa taageeray go’aanka ay Xukumadda Soomaaliya Itoobiya ugu wareejisay C/kariin Shiikh Muuse […]
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyey inay lacago ku bixinayso sidii loo joojin lahaa ka doodidda Mooshinka laga gudbiyey C/kariin Shiikh Muuse (Qalbi Dhagax) oo […]
Alle ha u Naxariistee waxaa Xalay Isbitaalka Digfer ee Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Wariye Cabdullahi Cismaan Macalim oo ka mid ahaa Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes