Wariye Cabdullahi Cismaan Macalim oo Xalay ku Geeriyooday magaalada Muqdisho.
Alle ha u Naxariistee waxaa Xalay Isbitaalka Digfer ee Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Wariye Cabdullahi Cismaan Macalim oo ka mid ahaa Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii […]
Alle ha u Naxariistee waxaa Xalay Isbitaalka Digfer ee Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Wariye Cabdullahi Cismaan Macalim oo ka mid ahaa Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii […]
Maanta oo ah Arbaco 13-ka September waxaa Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabelle ka bilaaban doonta Dhageysiga Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle. […]
Koox Bastooladley ah ayaa Xalay Xaafadda Towfiiq Ee Degmada Yaaqshiid gaar ahaan Dhanka Siliga ku dishay Haweeney la sheegay in ay ka Gacansan jirtay iibinta […]
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa kulan la qaatay danjiraha dawladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Mss Mette Knudsen, kulankani ayaa […]
Maamulka Jubbland ayaa ka hadlay weerarkii Al-shabaab kusoo qaadeen Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, wasiir kuxigeenka wasarada arimaha gudaha Jubbaland C/rixmana Maxamed xuseen ayaa sheegay […]
Magaalada Jowhar ee Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Hirshabeele waxaa kusoo qul qulaya musharaxiinta madaxwaynaha maamulka Hirshabele oo laqabanayo 16/09/2017, waxaanata magaalada Jowhar […]
Ntakarutimana Benerd, Niyongere Yusuf, Nshimirimana Fulgnce Shadady iyo Bizoza Abderauf oo ah Muwaadiniin u dhashay dalka Burundi ayaa lagu qabtay wadanka Kenya iyagoo damacsanaa in […]
Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka Soomaaliya iyo Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Far-libaax oo ku yaala duleedka Magaalada Beledweyn ee Xarunta Gobalka […]
Musharax Maxmed Cabdi Waare oo ah musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle oo warbaahinta kula hadlay magaaladda jowhar ayaa ku eedeeyay qaar ka […]
Guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee aqalka sare Barlamanka Federaalka Somaaliya Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah Dowlada Madaxweyne Maxamad Cabdulahi Farmaajo […]
Ammaanka guud ee magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, maadaama magaaladaasi lagu qabanayo doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle. Wararka waxa sheegayaan in dhammaan xaafadaha magaalada Jowhar […]
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar-kaar waxaa gacanta lagu dhigay nin ay daba joogeen ciidamada Booliska Puntland, kaasi […]
Afayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Abuukar oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa Faah Faahin ka bixiyay Gabdho u shaqeynayay NGO’ Samafal oo ka shaqeynayay […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes