Daawo:Maamulka Gedo oo taageerey Go’aankii Dowlada Soomaliya ee Qalbi Dhagax

dhagax

Maamulka gobolka Gedo iyo Kan degmada Baardheere iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa taageeray go’aanka ay Xukumadda Soomaaliya Itoobiya ugu wareejisay C/kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax,
Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay qaadatay go’aan Sax ah Islamarkaana ay ku taageersan yihiin go’aankaasi iyagoo sheegay in ay muhiim tahay in cid kastoo dowladaha dariska dhib kasameeyo layska qabto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.