Bananbaxyo lagu taagerayo waxqabadkii dowlada Soomaliya ayaa kadhacay Muqdisho iyo Bananbaxayaasha loo diiday in ay ku Hor Banaanbaxaan Xarunta Golaha Shacabka”Sawiro

bananbax

Banaan bax aad u Xoogan Oo Lagu Taageerayo Waxqabadka Xukuumada islamarkaana looga soo horjeeda in Xildhibaanada Golaha Shacabka ay Fara geliyaan Go’aankii ay Xukumadda Soomaaliya Ayaa ka dhacay Qeybo Kala Duwan Ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Dadka Banaanbaxa dhigayay ayaa loo diiday in ay ku Hor Banaanbaxaan Xarunta Golaha Shacabka, Banaanbaxayaasha ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan in Xukumadda Soomaaliya Mooshin laga keeno.
bananbax

bananbax

bananbax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.