Deg Deg:Barlaamanka Soomaliya oo Taageerey go’aankii Golaha Wasiirada Soomaliya

deg

Kulanka Golaha Shacabka ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho oo inta badan mudanayaasha Baarlamaanka ay xaadir ahaayeen loogana hadlayey arrinta ku saabsan dhiibistii dowladda Soomaliya ee Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax ayaa waxaa baarlamanka Soomaliya taageereen Go’aankii dowlada Soomaliya ay Qalbi dhagax ugu gudbisey Dowlada Soomaliya.

Wararkeena Dambe kala socda warbixinta oo faahfaahsan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.