XFS oo Lacago Ku Bixinaysa Joojinta Dooda C/kariin Qalbi Dhagax+Dhageyso

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyey inay lacago ku bixinayso sidii loo joojin lahaa ka doodidda Mooshinka laga gudbiyey C/kariin Shiikh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ah sarkaal ONLF ah oo dhawaan loo gacan galiyay Dowladda Ethopia.

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo kamid ah Baarlamaanka Soomaliya ayaa sheegay in kiiska C/kariin uu yahay mid xasaasi ah islamarkaana Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka ay ka go’an tahay in ay arintaas war kasoo saaraan.

Sidoo kale Xildhibaan Abuukaate ayaa tilmaamay in  Xukuumadda federaalka Soomaliya ay dhaqaalo ku bixinayso sidii loo damin lahaa kiiska dhiibida C/kariin Shiikh muuse(Qalbi Dhagax), oo ka tirsan jamhadda ONLF oo dhawaan loo gacan galiyay Dowladda Ethopia, islamarkaana Xukuumadda Soomaliya ay qiratay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.