Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

DHAGEYSO: Xildhibaan Galmudug ah oo weerar afka ah ku qaaday Puntland

8th April 2016 admin 3

Xildhibaan ka tirsan baarlamanka galmudug ayaa sheegay in wax laga xumaado eey tahay Go’aano uu sheegay in Puntland eey ku bar til maameed saneeyso Dadka […]

geele

LIVE: Shacabka Jabuuti oo u dareeray goobaha cod bixinta

8th April 2016 admin 7

Dalka Jabuuti guud ahaan maanta waxaa ka billoowday doorashada madaxtinimada iyadoo dadku ay safaf dhaadheer ugu jiraan goobaha cod bixinta. Lix musharax oo uu ka […]

Sawirro: Wasiir Farkeeti ayaa shirkii sanadlaha ahaa ee Wasiirada Maaliyadda ee Jaamacada Carabta uga qayb galay dalka Baxrayn

8th April 2016 admin 3

Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti iyo wafti u hogaaminayo ayaa dalka Baxrayn uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee Wasiiradda Maaliyadda ee […]

DAAWO: Muuqaal horudhac ah oo ku aadan dagaalkii Ceelcadde Alshabaab ay ku qaaday

8th April 2016 admin 6

Warbaahinta ku hadasha afka Alshabaab ayaa sheegtay in dhowaan ay baahin doonto muuqaal ku saabsan dagaalkii ay ku qabsadeen Alshabaab degmada Ceelcadde oo ay ku […]

abaar

DAAWO: Xaaladda deegaanno hoostaga Baardheere oo laga deyrinayo(Video)

8th April 2016 admin 4

DAAWO: GEN. Darwiish oo ka warbixiyay qodobadii ay kala hadleen safiirka Imaaraadka oo Kismaayo tegay

7th April 2016 admin 3

DEGDEG: Hoobiyeyaal iyo Madaafiic caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

7th April 2016 admin 7

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay 10 kalena way ku dhaawacmeen kadib labo hoobiye oo caawa ku dhacday degmada Xamar Jajab ee gobalka Banaadir. […]

(Warbixin+Sawirro) Safiirka Imaaraadka oo gaaray Kismaayo iyo kulan uu la qaatay madaxda Jubbaland

7th April 2016 admin 4

Wafdi uu hogaaminayo safiirka Imaaraadka u fadhiyadalka Soomaaliya ayaa manta lagu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo. Waxaana soo dhoweyn kadib loo galbiyay dhanka iyo madaxtooyada maamulka […]

EXLUSIVE: Askar Maraykan ah oo weeraray saldhig ku yaalla degmada Jilib

7th April 2016 admin 1

Waxaa xalay markale cirka looga daatay Alshabaab ee ku sugan Koonfurta Somalia gaar ahaan degmada Jilib ee gobalka Jubbada Hoose sida ay u sheegeen dad […]

xidig

Dhageyso:Xukuumadda Somalia ”Gurmad waa in la gaarsiiyaa gobalka Gedo”

7th April 2016 admin 4

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo fedaraalka Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo saxaafadda la hadlay kulanka kaddib ayaa sheegay in kulanka si weyn looga hadlay siddii […]

baladxaaw

DHAGEYSO: 9 Askari oo loo xiray shaqaaqo ka dhacday magaalada Baladxaawo+Xaaladda…

7th April 2016 admin 7

Waxgaradka magalada B/Xaawo ee Gobolka gedo ayaa sheegay in lagu guleeysatay in gacanta lagu soo dhigo raggii ka dambeeyay shaqaaqo dadi eey ku geeriyoodeen kuwa […]

DAAWO: Waxgaradka Jubbada Hoose oo maamulka Jubbaland kala hadlay abaaro ka jira gobalkaasi

7th April 2016 admin 4

Posts pagination

« 1 … 37 38

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes