DHAGEYSO: Xildhibaan Galmudug ah oo weerar afka ah ku qaaday Puntland

Xildhibaan ka tirsan baarlamanka galmudug ayaa sheegay in wax laga xumaado eey tahay Go’aano uu sheegay in Puntland eey ku bar til maameed saneeyso Dadka ka soo jeeda K/Soomalia
Xillibaan Maxamed Xasan geelle Waxa uu sheegay in dadkaasi lagu xad gudubay xoriyadooda ,isla markaana aan lala xiriirin Karin wax walba oo ammaanka Puntland ka dhan ah
Dhanka kale waxa uu sharci darro ku sifeeyay heshiiskii Xukuumadad soomalia iyo Puntland u dhex maray ee looga gudbay Caqabadaha Siyaasadeed ee hadda Jira
Xillibaanka ayaa sheegay in uusan heshiiskaasi waa faqsaneeyn Sharciga dalka u yaala ee lagu dhaqayo Federaalka oo uu sheegay in eeysan Jirin dowlad Goboled Heshiis nuucaas oo kala ah gali karta.
Puntland ayaa muddooyinkii dambe lagu eedeynayay inay tacadiyo u geysanayso dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya iyadoo u aaneyneyso falalka amni darro ee ka dhacaya Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.