Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2026

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe ayaa Magacaabay Golaha Wasiirada Koonfurgalbeed Soomaaliya

11th July 2026 admin 0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa xalay wareegto uu soo saaray ku magacaabay Golaha Wasiirrada cusub ee […]

Xasansheelh

caleemo Saarkii Yaabka Lahaa ee Baydhabo W/Q A.J.Farah

8th July 2026 admin 0

Waxaa 6/07/2026 ka dhacay caleemasaar Baydhabo ayyada oo lagu caleemasaaray Aaden Madoobe oo si qasab ah lagu geeyey si uu u noqda hogaamiyaha maamulka Koofurgalbeed […]

mareeye

Sawiro:Wasiirka Beeraha oo guddoomiyey shirka ayaa ka qaybgaleen dowlad goboleedyada Qaarkood

8th July 2026 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa guddoomiyay shir wadatashi ah oo ay ka soo qeybgaleen Wasiirrada Beeraha ee Dowlad-goboleedyada dalka.qaarkood […]

xasansheekh

Xasan Sheekh “Wasiirada iyo Kuxigeenada KG Xisbiga JSP ayey ka imaanayaan

6th July 2026 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Baydhabo uga qayb galay caleemo saarka hogaamiyaha Koonfurgalbeed Aadan Madoobe Xasan Sheekh ayaa yiri “Wasiirada iyo wasiir ku xigeenada Koonfur […]

Xamze

Ra’iisalwasaare Xamse oo Weerar afka ku Qaaday Mucaaradka

6th July 2026 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Baydhabo uga qeyb galay kunaasabadda caleema-saarka hoggaamiyaha Dowlad-gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Aadan Maxamed […]

calan

Soomaaliyeey Doqonta Usha Agteeda Ku Dhufo Haday Garan Waydo La Dhac

4th July 2026 admin 0

Waxaa la yaab ah in aad moodid in dadka Soomaaliyeed dareenkii iyo garashadii ka dhamaatay, sidaas darteedna waxay soo mareen iyo waxa hadda dhacaya midna […]

Qoorqoor

Qoorqoor oo Muqdisho Soo Gaaray ayaa ka hadlay Cida uu Ku Wareejiyey Madaxwaynaha Galmudug

4th July 2026 admin 0

Madaxwaynihii Galmudug ee Waqtigiisu dhamaaday Axmed Cabdi Kaariye oo Safar ku yimid Muqdiaho ayaa la hadlay cida uu ku wareejiyey xilka Madaxwaynaha Galmudug. Qoorqoor oo […]

Ciro

Guddoomiyaha Xisbiga KAAH ee Soomaaliland oo si cad uga horyimid Safarada magaalada Qudus.

2nd July 2026 admin 0

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka KAAH ee Soomaaliland Maxamuud Xaaahi ayaa si cad uga horyimid safaarada Israa’iil maamulka Soomaliland ay ka siiyay magaalada Qudus.

Calanka Soomaaliya

1da Luulyo Ma Waxay Mudan Tahay Farxad Mise Baroordiiq

1st July 2026 admin 0

Maanta oo ah 1da Luulyo 2026 waxay ii leedahay xusuus 30 sano ahayd oo aan farxad iyo hambalyo ku soo dhaweeyey maantase aniga oo 80 […]

Khayre

Kheyre oo si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo Burburka Dalku Wajahayo

1st July 2026 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed, midda dhaqaale iyo tan amni ee dalka ka jirta.

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes