Xasan Sheekh “Wasiirada iyo Kuxigeenada KG Xisbiga JSP ayey ka imaanayaan

xasansheekh

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Baydhabo uga qayb galay caleemo saarka hogaamiyaha Koonfurgalbeed Aadan Madoobe

Xasan Sheekh ayaa yiri “Wasiirada iyo wasiir ku xigeenada Koonfur Galbeed waxay ka imaanayaan guud ahaan Xisbiga JSP waxaana u ogal qaanuunka wax u diidayana majiraan”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.