Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Baydhabo uga qeyb galay kunaasabadda caleema-saarka hoggaamiyaha Dowlad-gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Aadan Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe).
Rw Xamse ayaa yiri “Jabhadnimo iyo qabqabnimo soomaaliya way macsalaamaysay, in AS la hoosgalo wax ay tarayso ma jiro, Casharadaas oo tobanaan sano ka hor laga soo tagay cida milicsanayso ha aadina ayaan leeyahay”
Leave a Reply