sheekh Shariif “”Soomaaliya maanta waxay mareysaa Marxaladdii Afganistaan oo kale in lagu kala tago “

shariif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Xaalada dalka iyo Mudu xileedka Madaxwaynaha iyo Xukuumada Soomaaliya oo Dhamaaday.

Sheekh Shariif ayaa yiri “”Soomaaliya maanta waxay mareysaa Marxaladdii Afganistaan oo kale in lagu kala tago waliba anaga ayaa ka liidana”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.