Shirweynaha Sanadlaha ah ee beelaha Sade Daaroood ayaa Nairobi lagu qabtay

ugaas

Shirweynaha Sanadlaha ah ee beelaha Sade Daaroood ayaa Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya lagu qabtay, waxaana ka qayb galay qaybaha bulshada ee kale duwan oo ay kamid yihiin Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi iyo Ugaas Cabdi Ugaas Daahir waxaana looga hadlayay Midnimada iyo Wadajirka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.