Aadan Madoobe ayaa Magacaabay Golaha Wasiirada Koonfurgalbeed Soomaaliya

Aadanmadoobe

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa xalay wareegto uu soo saaray ku magacaabay Golaha Wasiirrada cusub ee maamulkaas.

Golaha Wasiirrada cusub ayaa ka kooban 26 wasiir, 3 wasiiru dowle iyo 22 wasiir ku-xigeen, sida ku cad liiska uu hoggaamiyuhu shaaciyay.

Hoos ka akhriso liiska Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed

FB_IMG_1783753902299.jpg
3.jpeg
2.jpeg
FB_IMG_1783753897182.jpg

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.