Daawo:Salaad Cali Jeele oo Hanjabaad U diray Yahuuda

salaadcalijeele

Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey dalka Jabuuti ahna la taliyaha sare ee Madaxwaynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeele ayaa hanjabaad u diray Yahuuda.

Salaada cali jeele ayaa yiri “”Aniga jabhadaa ahaan jiray, YH kuma dhacdo in ay Maamulka Somaliland imaado”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.