Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2026

Axmedmadoobe

Ma garanaysaa dhalinyaradii ku guulaystay Tartanka Quraan akhriska ee Kismaayo? Halkan ka baro.

28th February 2026 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan, oo ay […]

Burburka shirkii madaxda qaranka Muqdisho ma burbur shir baa mise waa burbur qaran?!!!!

28th February 2026 admin 0

Dadka Somaaliyeed waxay aad uga dhur sugayeen shirkii madaxda dawlada iyo madasha samatabixinta, ayyada oo dalku maraayo meel halis ah marka laga eego Al Shabaab, […]

shariif

Daawo:Sheekh Shariif “15 April Shir ayaan Qabanaynaa Xasana Dalka Waa Laga Badbaadinayaa

27th February 2026 admin 0

Madaxwaynihii hore eeSoomaaliyaa Shariif Sheekh Axmed oo ka qayb galay shirwaynihii difaac Dastuurka ayaa yiri “Shirweyne aan go’aan ku qaadaneyno ayaan qabaneynaa 15 bisha 4aad […]

Qoorqoor

Sawiro:Qoorwoor oo dhagax dhigay dhismaha waddo laami ah oo 60-km

25th February 2026 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wasiirka hawlaha guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf […]

Fartaag

Wasaaradda Amniga oo mamnuucday in Muqdisho Lagu dhax wato Gaadiidka aan Taarikada lahayn.

25th February 2026 admin 0

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadinaysa u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta shaqadooda, ayaa masuuliyiinta heerarka kala […]

Farmaajo

Madaxwaynaha Puntland ayaa Salaan iyo Xogwareysi ugu Tagay Madaxwaynihii Hore Farmaajo

25th February 2026 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee DFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynaha waxaa booqashada ku weheliyey […]

fiqi

Daawo:Wasiir Fiqi oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Deni iyo Axmed Madoobe

24th February 2026 admin 0

Wasiirka Gaashaan dhiga Soomaaliya Axmed Macalin ayaa eedeyn u jeediyey Madaxwaynayaasha Puntland iyo Jubbaland.

xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan Sheekh oo Qaabilay Wafti Kasocda UK

24th February 2026 admin 0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah xubin sare oo ka tirsan […]

Axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Muqdisho Ka Dhoofay iyo Warmurtiyeedkii Burburka Shirka

23rd February 2026 admin 0

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey inay burbureen wadahadaladii kala dhexeeyey Dowladda Federalka. Golahav mustaqbalka Soomaaliya ayaa sheegay inay shirka wadahadalada uga qayb galeen niyad wanaag […]

asluub

Daawo:Taliye Shub oo Sheegay inaysan waxba Hagran Cidii Waxnaga sheegaysna Horay bay U Sheegeen

22nd February 2026 admin 0

Xuska sanadguurada 56-aad ee aas aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qayb galay Taliyaha Ciidanka asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Mahad […]

xasansheekh

Sawiro:Shirkii Golaha Mustaabalka iyo Dowladda Soomaaliya oo Madaxtooyada ka furmay

19th February 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka, kuwaasi oo soo ajiibay Gogosha […]

ugaasmaxamed

Daawo:Ugaas Maxamed iyo Jaaliyada South Africa oo ku Baaqay in La furo garoonka Doolow

18th February 2026 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo kulan gaar ah la qaatay jaaliyadda beesha Sade ee Koonfur Afrika ayaa baaq wadajir ah kasoo saaray xaaladaha iskugu jira […]

calan

Xildhibaan yuusuf Dastuurka waa in lagu qoraa Madaxwaynaha inuu noqonayo Hawiye iyo Darood

18th February 2026 admin 0

Qaar kamida Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, oo maanta kulan yeeshay, ayaa soo gaba gabeeyay ka doodista cutubyada 7-aad iyo 8-aad ee Dastuurka KMG […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah la yeeshay xubnaha golaha mustaqbalka

17th February 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay gogoshii Xukuumaddu ay u fidaysay […]

Fartaag

Sawiro:Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka

16th February 2026 admin 0

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashiga maareynta arrimaha socdaalka iyo xoojinta […]

Posts pagination

1 2 3 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes