Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee DFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynaha waxaa booqashada ku weheliyey Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Puntland Mudane Maxamed Maxamuud Ciise (Awoowe), Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland, Saraakiil Madaxtooyo iyo masuuliyiin kale.
Leave a Reply