Xuska sanadguurada 56-aad ee aas aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qayb galay Taliyaha Ciidanka asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmasn Aadan iyo Saraakiil Kale
Taliye Ciidanka Asluubta ayaa sheegay inaysan waxba hagran wixii tabartoodana ay soo badhigeen, cidii wax naga sheegaysana horay bay nooga sheegeen.
Leave a Reply