Axmed Madoobe oo Muqdisho Ka Dhoofay iyo Warmurtiyeedkii Burburka Shirka

Axmedmadoobe

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey inay burbureen wadahadaladii kala dhexeeyey Dowladda Federalka.

Golahav mustaqbalka Soomaaliya ayaa sheegay inay shirka wadahadalada uga qayb galeen niyad wanaag iyo sharuud la’aan balse Madaxwayne Xasan daacad kama ahayn wadahadalada.

Dhanka kale Madaxwaynaha Jubbaland ayaa Muqdisho iskaga dhoofay kadib burburkii wadahadalada dowlada iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.