Daawo:Ugaas Maxamed iyo Jaaliyada South Africa oo ku Baaqay in La furo garoonka Doolow

ugaasmaxamed

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo kulan gaar ah la qaatay jaaliyadda beesha Sade ee Koonfur Afrika ayaa baaq wadajir ah kasoo saaray xaaladaha iskugu jira Aabaaraha iyo xayiraadaha Socdaalka ee saran gobalka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.