Xildhibaan yuusuf Dastuurka waa in lagu qoraa Madaxwaynaha inuu noqonayo Hawiye iyo Darood

calan

Qaar kamida Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, oo maanta kulan yeeshay, ayaa soo gaba gabeeyay ka doodista cutubyada 7-aad iyo 8-aad ee Dastuurka KMG ah.

Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan ayaa “Madaxweynaha waa in dastuurka lagu qoraa qabiilka uu noqonaayo oo la dhahaa qabiil hebel,waayo anaga gudoomiye baarlamaan ayaan leenahay waana dulmanahay”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.