Madaxwaynihii hore eeSoomaaliyaa Shariif Sheekh Axmed oo ka qayb galay shirwaynihii difaac Dastuurka ayaa yiri “Shirweyne aan go’aan ku qaadaneyno ayaan qabaneynaa 15 bisha 4aad Xasan waan la hadalnay balse ilaa hada Xasan waxba noogama muuqdaan laakiin dalkaan waa laga badbaadinaa taas ayaa xaqiiqo ah” .
Leave a Reply