Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Soo Dhamaystirtay Dhismaha Maamulka Waqooyi Bari
Waxaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool lagu soo gaba-gabeeyay shirweynaha dhismaha iyo ansixinta Dastuurka Dowlad Gobolleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaas oo muddooyinkii dambe ka socday […]