Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Maxaas oo 10 Sano Kabadan Gacanta Dowlada Ku Jirtay

Dagaal culus oo qaatay saacado badan ayaa saaka ka qarxay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, iyadoo dagaalkaasi uu sababay in ururka Al-Shabaab ay si buuxda ula wareegaan degmada Maxaas, taas oo 10 sano oo xiriir ah ku jirtay gacanta dowladda Soomaaliya.

Maxaas waxay ahayd mid ka mid ah magaalooyinka muhiimka ah ee gobolka Hiiraan, waxaana tan iyo 2012 si weyn looga xoreeyay gacanta Al-Shabaab. La wareegidda Al-Shabaab Magaalada Maxaas ayaa ah guuldarro culus oo amni iyo mid Siyaasadeed kasoo gaarta dowladda Soomaaliya.

Dowladda Federaalka iyo Talisyada Ciidamada xooga dalka Ilaa hadda kama aysan hadlin qabsashada Magaalada Maxaas.

Madaxwaynaha Soomaaliya Safar ku jooga Magaalada Addis Ababa ew dalka Itoobiya halkaas uu kaga qayb galayo shir looga hadlayo Cuntada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.