Daawo:Wasiir Fiqi ayaa ka cararay ka jawaabidda su’aal laga waydiiyey Markabkii Puntland Qabsatay
Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo lagu yaqaanay inuu wax kasta oo isaga qusayn kahadlo ayaa ka cararay ka jawaabidda su’aal laga waydiiyey Markabka […]