Puntland oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay Hadalkii Dowlada Soomaaliya

xasansheekh

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay eedaymo dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya U jeedisay Maamulka Puntland kuwaas oo la xariira markabka waday Hubka ee lagu qabtay xeebaha Puntland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.