Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Soo Dhamaystirtay Dhismaha Maamulka Waqooyi Bari

Xoosh

Waxaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool lagu soo gaba-gabeeyay shirweynaha dhismaha iyo ansixinta Dastuurka Dowlad Gobolleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaas oo muddooyinkii dambe ka socday magaaladaas.

Shirkan taariikhiga ah ayaa waxaa soo gabagabeeyay wasiirka arrimaha gudaha,federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh),iyadoo ay ka soo qeyb galeen 417-ergo oo matalayey bulshada kala duwan ee ka soo jeeda Sool, Sanaag iyo Buuhoodle.

                    Halkaan hoose ka Akhriso warsaxaafadeedka:-

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.