Dagaal Maalintii Lixaad Ka Socda Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo

Janaan

Dagaal ayaa Ka bilowday Demada Baladxaawo ee Gobolka Gedo Dagaalkan ayaa Ka bilowday dhanka Jaamacada ilaa dhanka Xaafada Kabooley, Dagaalka ayaa galay Maalinkii lixaad oo aan wali labada dhinac wax natiija ah aysan gaarin.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo u hogaaminaayo Cabditishiid Janan iyo Kuwa Jubbaland oo halkaas ku sugan.

Magalada waxaa ka go’an Korantada Iyo Ateenada isgaarsiinta dadka intiisa badan way isaga qaxeen magalada walo ay Jiraan dhowr Qoys Oo Wali Jooga Baladxaawo Kuwaas Oo Raja Ka Qaba Inuu Dagaalka Istaagi Doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.