Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan oo gaaray Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa dagaalkii Maanta ka dhacay Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo lu eedeeyey Axmed Madoobe.
Cabdirashiid Janin ayaa yiri “Eedeysane Axmed Madoobe qof lama dirirsana ee qaranka Soomaaliyeed ayuu la dirisanyahay wixii maanta ka dhacay Balad-xaawo isagaa ayaa ka masuul ah”
Leave a Reply