Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda Federalka iyo juwa Jubbaland oo dib uga qarxay degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo.
Qasaaraha ka dhashay dagaalkaan lama shaacin balse qaxaa laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, Waxaana wali ku sugan magaalada Baladxaawo Taliyaha Nisa ee Jubbaland Cabdirishiid Janan kaas oo Dowlada Federaalka ah dhawaan soo magacowday.
Leave a Reply