Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2024

Fartaag

Wasiirka Aminga oo Kulan Laqaatay Wasiirada Amniga Dowlad Goboleedyada

24th April 2024 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa kulan la qaatay Wasiirrada Amniga Dowlad-goboleedyada dalka oo Muqdisho u jooga xoojinta wadashaqeynta […]

Xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh iyo Safiirka Turkiga ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyey Markab Dagaal

23rd April 2024 admin 0

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Safiirka Turkiga ayaa galabta ka hadlay Markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Badda Turkiga oo ku soo xirtay […]

wasiir

Sawiro:Ra’isal wasaare kuxigeenka oo dhagax-dhigay dhismaha socotada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

22nd April 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaare KuXigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta Laanta socotada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo laga hirgaliyey Muqdisho. […]

fiqi

Wasiir Fiqi oo Gudoomiyey Kulan Heshiisiinayey Labo Beelood

22nd April 2024 admin 0

Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Gudoomiyey Kulan Lagu heshiisiinayo Labo Beelood oo Dagaal Dhexmaray Kulankaas lagu heshiisiinayey Beelaha Sacad iyo Leelkase […]

Xamze

Sawiro:Xamsa oo kulan la qaatay Xubno ka tirsan Baarlamaanka Africa EAC

21st April 2024 admin 0

Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo […]

muse

akhriso:Muuse Biixi oo Ku dhawaaqay Xiliga dhacayso Doorashada Somaliland

21st April 2024 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Xeer […]

Luul

Daawo:Aabe Cabdicasiis oo Dalbaday in Sayid Cali Dilkii lagu Xukumay Lagu Fuliyo.

21st April 2024 admin 0

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta markii ugu horreysay waxay u fadhiisatay dhageysiga dacwadda ka dhanka ah Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysay inuu […]

ugaasmaxamed

Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo Munaasabad Soo dhaweyn ah Nairobi loogu Sameeyey

20th April 2024 admin 0

Munaasabad lagu soo dhaweenayay ugaas Maxamed ugaas Axmed ugaas faarax ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi waxaana munaasabada kasooo qayb galay masuuliyiin katirsan Dawladaha Soomaalia iyo […]

Fartaag

Wasiirka Amniga Gudaha XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS

20th April 2024 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire […]

jimcaale

Daawo:Shir Looga hadlayo Amniga gobolka Banaadir oo Muqdisho Ka dhacay iyo Go’aamadii Laga Soo Saaray

20th April 2024 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimadda iyo kor u qaadida bilicda caasimadda Muqdisho. Shirka waxaa […]

Madasha

Akhriso:Shirkii Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo Fashil Ku Yimid

19th April 2024 admin 0

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu ballansanaa in berri oo Sabti ah uu ka qabsoomo magaalada Muqdisho ayaa fashil ku yimid sida lagu sheegay war-saxaafadeed […]

Qoorqoor

Daawo:QoorQoor oo Balanqaday inuu joojinayo Ka guurista Dhulka Dabdamiska

19th April 2024 admin 0

Madaxweyne QoorQoor ayaa booqday dhulka dabdamiska ee Magaalada Muqdisho kaas oo boliisku sheegeen in bari laga guuro. Madaxwayne Qoorqoor ayaa sheegay Dhulka Dowladda ayaa leh, […]

kenya

Dowlada Soomaliya oo ka Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya

19th April 2024 admin 0

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowlada iyo Shacbka dalka Kenya kaga Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya kaas oo shil diyaarad maanta u […]

xamze

Akhriso:Wasiirada Soomaaliya oo Ansixiyey Sadex Heshiis oo Lala Soogalay Dal Afrkaan ah

18th April 2024 admin 0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Tansaaniya. […]

Ciidan

Masawiro iyo Magacyada Saraakiishii Gorgor,Danab iyo Xaramcad ee dhintay inta xasan Sheekh madaxwaynaha yahay

17th April 2024 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud Markuu Xilka qabtay waxa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhana shabaab balse badalkeeda waxa furimaha Dagaalka ku Geeriyooday Ciidamo tiro […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes