Akhriso:Shirkii Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo Fashil Ku Yimid

Madasha

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu ballansanaa in berri oo Sabti ah uu ka qabsoomo magaalada Muqdisho ayaa fashil ku yimid sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay dowladda.

Sababta baaqashada shirka ayaa dolwada Soomaaliya ku soo koobtay in dib loogu dhigay arrimo Farsamo iyadoo aan la xusin waqtiga rasmiga ah ee uu qabsoomayo,Waxaana qorshuhu ahaa in looga hadlo Dhameyatirka Dastuurka,Dagaalka AS iyo arrimo kale.

Warar kale oo laga helaayo ayaa sheegaya qar kamida Madaxda Maamul Goboleeyada inaysan rabin ka qayb galka Shirka Madaxwayne Xasan ku baaqay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.