Daawo:QoorQoor oo Balanqaday inuu joojinayo Ka guurista Dhulka Dabdamiska

Qoorqoor

Madaxweyne QoorQoor ayaa booqday dhulka dabdamiska ee Magaalada Muqdisho kaas oo boliisku sheegeen in bari laga guuro.

Madaxwayne Qoorqoor ayaa sheegay Dhulka Dowladda ayaa leh, Dowladda dadka dagan baa leh Madaxda qaranka iyo Booliska waan kala hadleynaa sidii loo joojin lahaa ciidamada Beri kusoo wajahan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.