Dowlada Soomaliya oo ka Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya

kenya

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowlada iyo Shacbka dalka Kenya kaga Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya kaas oo shil diyaarad maanta u geeriyooday.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Wasaaradda ay uga tacsiyeenayso, Wasaaradda Gaashaandhigga, ciidanka difaaca, dowladda iyo shacabka dalkaas geerida ku timid Taliyaha Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.