Wasiir Fiqi oo Gudoomiyey Kulan Heshiisiinayey Labo Beelood

fiqi

Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Gudoomiyey Kulan Lagu heshiisiinayo Labo Beelood oo Dagaal Dhexmaray

Kulankaas lagu heshiisiinayey Beelaha Sacad iyo Leelkase waxaana Fiqi ku waheliyey Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowlada Sooomaliya iyo madax ka tirsan Galmudug iyo Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.