Daawo:Aabe Cabdicasiis oo Dalbaday in Sayid Cali Dilkii lagu Xukumay Lagu Fuliyo.

Luul

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta markii ugu horreysay waxay u fadhiisatay dhageysiga dacwadda ka dhanka ah Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysay inuu gubay, isla markaana dilay xaaskiisa marxuumad Luul Cabdicasiis

Aabaha Dhalay Marxuumada Luul Cabdicasiis ayaa warbaahinta u sheegay inuu cadaalad arbo sugayana in dil lagu fuliyo Sayid Cali.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.