Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo Munaasabad Soo dhaweyn ah Nairobi loogu Sameeyey

ugaasmaxamed

Munaasabad lagu soo dhaweenayay ugaas Maxamed ugaas Axmed ugaas faarax ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi waxaana munaasabada kasooo qayb galay masuuliyiin katirsan Dawladaha Soomaalia iyo Kenya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.