Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2024

ciidan

Madaxweynaha Xasan ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Side Gaarka ah ee Gorgor

7th March 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Side Gaarka ah u tababaran ee Gorgor […]

laftagareen

Daawo:Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Daah-furey Machadka Cilmi baarista iyo Doodaha ee (IRAD INSTITUTE)

7th March 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Daah-furey Machadka Cilmi baarista iyo Doodaha ee (IRAD INSTITUTE). Munaasabadda Daah-Furka Macadka Cilmi-Baarista waxaa […]

xasansheekh

Qoyska Madaxwayne Xasan oo La Ogaaday inay Jeebkooda ku Dhacayso 9 Doolar ee Laga qaadayo Shacabka Dhoofaya

7th March 2024 admin 0

Muuqaalada laga soo duubay garoonka diyaaradha Muqdisho ayaa muujinaya jahwareerka ka taagan garoonka diyaaradha ee magaaladda Muqdisho, Boqolaal ruux oo shacab ah oo aanan ku […]

xamze

Dowlada Soomaaliy oo ansixiyey magacaabista Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Bangiga Horumarinta Soomaaliya

7th March 2024 admin 0

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre. Shirkan ayaa lagu […]

garoon

Akhriso:Wasaaradda Gaadiidka oo Dhibaatadii Ka dhacday Garoonka dusha uga tuurtay Shirdaha Diyaaradaha

6th March 2024 admin 0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxafadeed ka soo saartay dhacdadii maanta ka dhacday garoonka Aadan Cadde, taas oo sababtay in uu […]

Dowlada oo 9 Doolar kusoo Rogtay dadka ka dhoofaya Muqdisho

6th March 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabaaya cabashooyinka shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa garoonka dayaaradaha Aden Cadde ayaa booqasho […]

Luul

Daawo:Maxkamadda Gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay ninkii Gubay xaaskiisa

6th March 2024 admin 0

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dil ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud oo lagu helay dambi ah in uu xaaskiisa Marxuumad, Luul Cabdicasiis nolosha ku gubay. […]

jimcaale

Guddoomiyaha Banaadir ayaa furay kulan looga hadlaayo dhameestrika Dastuurka ee 4-ta cutub ee ugu horeeyso

5th March 2024 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa furay kulan looga hadlaayo soo jeedinta ku aadan dhameestrika Dastuurka ee 4-ta […]

muusebiixi

Daawo:Xamse oo Sheegay inuu rajo ka qabo in Itoobiya ay ka noqon doonto heshiis ay la gashay Soomaaliland

5th March 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS , Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ay rajo ka qabaan in Itoobiya ay ka laabato heshiis beenaadkii ay la gashay hoggaanka […]

imaarad

Imaaradka Carabta oo Soomaaliya Soo gaarsiiyey Gargaar ku Filan 50 Qoys

4th March 2024 admin 0

Hay’adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA, ayaa maanta munaasabadd Kooban oo ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegtay Shixnad gargaar. Shixnadaan […]

barlaman

Maxaa maanta baajiyay kulanka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya??

4th March 2024 admin 0

Waxaa maanta baaday kulanka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu guda geli lahaa cutubka 3aad ee Dastuurka Soomaaliya. Kulankii labada Gole ee barlamaanka Soomaaliya […]

Xamze

Ra”iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Qatar

3rd March 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem Al Nuaimi, iyagoo ka […]

Bananbaxgaroowe

Qasaaro ka dhashay rasaas ay ciidanka Dowladda ku fureen shacab Banaanbax ka dhigayey Isgoyska Siinaay

2nd March 2024 admin 0

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhalatay rasaas ay ciidanka Dowladda ku fureen shacab Banaanbax ka dhigayey Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho. Ciidamo ka tirsan kuwa […]

xasansheekh

Daawo:Kulan dhexmaray Xasan sheekh iyo Madaxwaynaha Turkiga Recep Dayyip Erdogan

2nd March 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Recep Dayyip Erdoga, kulanka ayaa looga wada hadlay xiriirka […]

itoobiyaairline

Akhriso:Ethiopian Airlines oo joojisay isticmaalka hawda Soomaaliya

1st March 2024 admin 0

Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday inay joojisay duullimaadyadii ay ku mari jirtay hawada Soomaaliya, kuwaasi oo tagi jiray dalalka Aasiya. Duullimaadyada diyaaradaha shirkadda […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes