Daawo:Kulan dhexmaray Xasan sheekh iyo Madaxwaynaha Turkiga Recep Dayyip Erdogan

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Recep Dayyip Erdoga, kulanka ayaa looga wada hadlay xiriirka walaalnimo ee labada dal, heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, dagaalka dowlada ay kula jirto argagixisada iyo muhiimada Soomaaliya u leedahay xasiloonada gobolka gees ka Afrika.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.