Qasaaro ka dhashay rasaas ay ciidanka Dowladda ku fureen shacab Banaanbax ka dhigayey Isgoyska Siinaay

Bananbaxgaroowe

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhalatay rasaas ay ciidanka Dowladda ku fureen shacab Banaanbax ka dhigayey Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka dowladda Federaalka ee jooga isgoyska Siinaay ee Muqdisho ayaa go toogasho ku dilay wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dad shacab ah oo banaanbax looga horjeedo Maamulka Gobolka Banaadir ka waday halkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.