Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2024

deni

Daawo:Puntland oo Ka Hortimid Dastuurka Cusub ee Xasan Sheekh

26th March 2024 admin 0

Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa war kasoobsaaray Dastuurka Cusub ee doodiisa kasocota Barlamaanka Soomaaliya. Puntland ayaa war saxaafadeed ay soo saaray ku sheegtay inaysan […]

jimcaale

Gudoomiyaha Banaadir oo Farmaajo iyo Sheekh Shariif eedeyn u jeediyey

26th March 2024 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay Safarkii Madaxwaynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku tageen Garoowe. Gudoomiye Madaale ayaa sidaan […]

Sufyaan

Xukun Kala Duwan oo Lagu Riday Taakeeye iyo Kooxdiisa

25th March 2024 admin 0

Sufyaan Sheekh Axmed Sheekh Maxamed (Taakeeye) ayaa lagu soo eedeeyey aas-aasida Xisbi ku sheeg uu ugu magacdaray Talo-kunool, kaasi oo faafiyo fikradaha gurracan ee lidka […]

Xareed

Daawo:Allaha Unaxariisto Senator Xareed ayaa lagu aasay magaalada Columbus ee dalka Maraykanka

25th March 2024 admin 0

Allaha Unaxariistee Meydka Senator Cabdi Cismaan Xareed oo ka tirsanaa Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa lagu aasay magaalada Columbus ee dalka Mareykanka.

bananban

Bananbax Lagu Taageerayo Dastuurka Xasan Sheekh ayaa ka dhacay Muqdisho

25th March 2024 admin 0

Bananbax uu Soo abaabulay Maamulka Banaadir oo lagu taageeeayo Dastuurka Cusub ee Xasan Sheekh ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho. Banaanbaxan ayaa waxa ka qayb qaadanaya […]

Ciidan

Somalia President Shall Circumvent Impending Street Clashes in Mogadishu

24th March 2024 admin 0

Somalia President Hassan Sheikh Mohamud likes to talk about a controversial constitution that he has no capacity or legitimacy to write. He shall focus on […]

fiqi

Daawo:Fiqi oo Ka Carooday Haday ay Jeediyeen Farmaajo iyo Sheekh Shariif

24th March 2024 admin 0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa dhibsaday hadal ay jeediyeen Madaxwaynayaashii hore ee Soomaaliya. Wasiir Fiqi oo […]

guudlaawe

Akhriso:Guudlaawe Oo Shaqada Ka Cayriyey Gudoomiyihii Hiiraan

24th March 2024 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilka gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ka qaaday Cabdillaahi Maalin Sufurow oo xilkaas hayay tan iyo bishii Juun ee sanad kii […]

War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Garoowe ee Arimaha Dastuurka

23rd March 2024 admin 0

Madaxweyneyaashii Hore ee dalka, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka ambaqaadaya doorka kaga aaddan xoojinta midnimada, wadajirka iyo dowladnimada […]

Xamze

Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay ergada gaarka ah ee Doorashada

23rd March 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Ergada gaarka ah ee Ololaha Doorashada guddiga Midowga Afrika oo ay u sharxantahay Xildhibaanad […]

Shir Looga Hadlayo Dastuurka Xasan Sheekh iyo Amniga oo Garoowe ka Furmay

23rd March 2024 admin 0

Magaalada Garoowe waxaa shir looga hadlayo Xaalada dalka iyo Arrimaha Dastuurka uga Furmay Madaxweynayaashii hore iyo Madaxda Puntland, Shirka ayaa ka Qabsoomay Madaxtooyada Puntland waxaa […]

Sheekh shariif

Sheekh Shariif Oo Gaaray Garoowe iyo Dastuurka Xasan Sheekh oo Fashil ku dhow

22nd March 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi […]

muuse

Daawo:Muuse Biixi oo Culumada ugu baaqay inay u jawabaan kuwa koonfurta

22nd March 2024 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan casho iyo Afur ah xarunta qasriga madaxtooyada ugu sameeyey culimaa’udiinka kala duwan ee dalka. Madaxwayne Muuse Biixi […]

Farmaajo

Daawo:Habmaamuskii Farmaajo loogu Soo dhaweeyey Garoowe

21st March 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu […]

shariif

Shariif Sheekh Axmed oo Ku baaqay Dagaal ka dhana Tastuurka Xasan Sheekh

21st March 2024 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay arimaha dastuurka Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes