Daawo:Habmaamuskii Farmaajo loogu Soo dhaweeyey Garoowe

Farmaajo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Ujeedka Safarka Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Faraajo ku tagay Haroowe ayaa ah sidii looga tashan lahaa qorshaha Madacwayne Xasan uu wax uga badalayo dastuurka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.