Shariif Sheekh Axmed oo Ku baaqay Dagaal ka dhana Tastuurka Xasan Sheekh

shariif

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay arimaha dastuurka Soomaaliya.

Sheekh Shariif ayaa sheegay in hanaanka loo wado wax ka beddelka dastuurka uu yahay mid meesha ka saaraya dastuur loo mideysan yahay, Waxa uuna si adag uga horyimid sida ay hadda wax u wado Madaxwayne Xasan Sheekh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.