Daawo:Fiqi oo Ka Carooday Haday ay Jeediyeen Farmaajo iyo Sheekh Shariif

fiqi

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa dhibsaday hadal ay jeediyeen Madaxwaynayaashii hore ee Soomaaliya.

Wasiir Fiqi oo ka hadlaayey arimaha dastuurka ayaa Sidaa ka yiri warbaahinta “”Farmaajo ayaa hadlay tuulaa loo laabanayaa Sheekh Shariif waa kadaba hadlay, xasan sheekh ayuuna qabiil ku eedeeyey Farmaajo ayaa Garoowe aaday Sheekha wuu kadaba aaday waxaas nama qabato.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.