Bananbax Lagu Taageerayo Dastuurka Xasan Sheekh ayaa ka dhacay Muqdisho

bananban

Bananbax uu Soo abaabulay Maamulka Banaadir oo lagu taageeeayo Dastuurka Cusub ee Xasan Sheekh ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Banaanbaxan ayaa waxa ka qayb qaadanaya maamulka banaadir, Arday, Haweenka kala duwan ee Bulshada Caasimadda, kaas oo uu soo qaban-qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir.

Dastuurka Cusub ee Villa Soomaaliya gadaal ka riixayso ayaa waxuu qorayaa in dalka yeesho Madaxwayne iyo Madaxwayne kuxigeen magac ku yaala oo lamida wasiirada kaas oo daba marsan wax qaybsiga Soomaaliya ku heshiisay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.