Gudoomiyaha Banaadir oo Farmaajo iyo Sheekh Shariif eedeyn u jeediyey

jimcaale

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay Safarkii Madaxwaynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku tageen Garoowe.

Gudoomiye Madaale ayaa sidaan yiri ” Nimankii odayaasha ahaa ee dalka soo xakumay wey baxeen Garowe ayey tageen Balse Siciid Deni markii ay u tageen Wuxuu yiri Hadaa war murtiyeed soo saareesiin idinkee idiin taala aniga idiin kuma jiri, Culeys ka weyn miyaa Jiro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.