Sheekh Shariif Oo Gaaray Garoowe iyo Dastuurka Xasan Sheekh oo Fashil ku dhow

Sheekh shariif

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo waxaa ka mid ah Xildhibaano badan oo kamida labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya.

Dhawaan ayaa waxaa garoowe ka furmi doona shir looga soo horjeedo dastuurka cusub ee uu Samaysanayo Madaxwayne Xasan Sheekh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.