Shir Looga Hadlayo Dastuurka Xasan Sheekh iyo Amniga oo Garoowe ka Furmay

Magaalada Garoowe waxaa shir looga hadlayo Xaalada dalka iyo Arrimaha Dastuurka uga Furmay Madaxweynayaashii hore iyo Madaxda Puntland,

Shirka ayaa ka Qabsoomay Madaxtooyada Puntland waxaa maanta ka furmay Shir looga hadlayo marxladda uu dalku marayo.

waxaana ka qeybgalay Madaxweynaha Dowladd Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor , Guddoomiyaha Golaha Wakillada Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Wakillada Dowladda Puntland Maxamed Baari , Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sarre ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Goleyaasha Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.